Maxay ka wada hadleen Waare & xubnaha Baarlamanka ee ka soo jeeda Hirshabelle? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Xildhibaannada labada Aqal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ka soo jeeda Hirshabelle. Kulankan ayaa ku saabsanaa is xogwareysi la xiriira xaaladda dalka iyo shirarkii wadatashiga ee u dhexeeyay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Mas’uuliyiinta Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha … Continue reading Maxay ka wada hadleen Waare & xubnaha Baarlamanka ee ka soo jeeda Hirshabelle? (Sawirro)